Ilamah guriga lagu xanaaneeyo

Lacagta ilmo-guri ku xanaanaynta waxa waalidka loo bilaabaa, markay dhamaato mudadda lacagta fasaxa waalidnimadda. lacagta ilmo-guri ku xanaanayta waxa laga dalbadaa Kelada.
KELA – KOTIHOIDONTUKI
KELA – LAPSIPERHEET (Af-fiinnish fudud)
KELA: Dibuhabaynta fasaxa waalidka – Lacag maalmeedka waalidka waxaa lagu samaynayaa dibuhabayn (PDF).

