Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • Kela iyo ka kaalmeynta kirada
          • Heshiiska kooraanka ayo soo gudbinta heshiiska korontada
          • Shirkada guryaha
          • Shirkadda dayactirka
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Xeerarka iyo qawaaniinta guryaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • Haddii qof aad is taqaanaan uu doonayo inuu u soo guuro gurigaagga
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • OpinPa (Opinnollisen kuntoutuksen Paavo-ryhmä)
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta waayeelka
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • Waxbarashadda diyaarinta, luuqadda 2aad ee Af-fiinishka iyo Diinta
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Dhibaatooyinka dhaqaale
        • Kaalmooyinka Kelada
        • shaqala’aan
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Caafimaadka iyo awooda shaqeynta

  • Shaqo dalbasho
    • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
    • U dalbo shaqada si firfircoon
      • Xagee shaqo laga raadsadaa?
      • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
      • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
      • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
      • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
    • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
    • Wareysiga shaqada
  • Shaqo
  • Ganacsiga
/ Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi / Shaqo dalbasho / U dalbo shaqada si firfircoon / Caafimaadka iyo awooda shaqeynta

Caafimaadka iyo awooda shaqeynta

  • Shaqo dalbasho
    • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
    • U dalbo shaqada si firfircoon
      • Xagee shaqo laga raadsadaa?
      • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
      • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
      • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
      • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
    • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
    • Wareysiga shaqada
  • Shaqo
  • Ganacsiga

Anaga hadaanu nahay xafiiska shaqada H’smeenlinna waanu kaa caawin doonaa inaad horay u socoto hadii xaaladaada caafimaad ay saameyn ku yeelato shaqo raadintaada iyo awooda aad ku shaqeyn karto. Waxaad heli doontaa taageero si aad u hesho xalal kugu habboon!

Haddii aad hayso warbixin caafimaad ee cusub, fadlan tus tababarahaaga gaarka ah ee adeegyada shaqada. Tababaraha ayaa ku siin doona taageero iyo macluumaad ku saabsan fursadahaaga kala duwan, isaga oo tixgelinaya xaaladdaada caafimaad. Waxaad kala hadli kartaa tababaraha nooca shaqada ama tababarka kugu habboon, haddii aad ku sii wadan karto xirfadda aad hadda ku jirto ama haddii aad ka fiirsanaysid inaad beddesho xirfadaada, ama noocyada taageerada ee aad heli karto (tusaale ahaan isku-day shaqo, mushaar kabid, kabidda diyaarinta xaaladaha shaqada). Haddii loo baahdo, tababaraha ayaa kuguu hagi karo baxnaaninta xirfadda Kelada, tusaale ahaan.

Adeegyada TE: sida naafonimada ama jirradu u saameyn karaan shaqada

KELA: taageerada baxnaaninta xirfadeed

 

BAARITAANKA CAAFIMAAD EE SHAQO LAAWAHA

Haddii caafimaadkaaga aan la eegin waqti dheer ama aad dareento inuu isbeddelay, waa inaad heshaa baaritaan caafimaad oo loogu talagalay dadka shaqo laawayaasha ah. Haddii loo baahdo, waxaa laguu gudbin doonaa baaritaanno caafimaad oo faahfaahsan iyo dhaqancelin caafimaad, xirfadeed ama bulsheed.

Haddi aad tahay shaqo raadsade shaqo la’aan ah, waxaad xaq u leedahay baaritaan caafimaad oo bilaash ah. Waxaad ku sameyn kartaa baaritaan caafimaad oo onlaynka ah adeegyada Omaolo. Raac tilmaamaha aad ka hesho adeegga. Waxaad xitaa ballan baaritaan caafimaad ah toos uga sameysan kartaa rugtaada caafimaadka.

Tag adeegga onlaynka ee Omaolo

HAWLAHA BAXNAANINTA SHAQADA

Hawlaha baxnaaninta dhaqancelintu waa adeegyo bulsheed oo ay caasimaddu u qabato shaqo dooneyaasha shaqo la’aanta ah. Ujeeddadiisu waa in la hagaajiyo maareynta nolosha macmiilka iyo in loo abuuro xaalado shaqo.

Hawlaha baxnaaninta shaqada waxaa abaabula tusaale ahaan ururada, hay’adaha iyo xafiisyada caasimadda iyo gobolka.

Haddii aad shaqo doone shaqo la’aan muddo dheer ahayd, ay kugu adagtahay inaad boos ka hesho suuqa shaqada oo aad ubaahan tahay tallaabooyin taageero shaqaaleed oo gaar ah, kala hadal tababarahaaga gaarka ah, shaqaalaha bulshada ama macallinka bulshada fursaddaada howlaha baxnaaninta shaqo. Kahor intaadan u marin helin howlaha baxnaaninta shaqo, waxaa lagula dejinayaa qorshe bilaabid ama qorshooyin shaqo oo kala duwan, kaas oo waafaqaya howlaha baxnaaninta shaqo, ujeedooyinkooda iyo taageerada aad hesho inta lagu gudajiray.

Akhri warar dheeraad ah oo ku saabsan howlaha shaqo baxnaaninta

QIIMAYNTA KARTIDA SHAQO

Ujeedada qiimeynta kartida shaqo waa in la ogaado oo la qiimeeyo shaqada iyo kartida wax qabadka ee macaamiisha da’doodu u dhaxeyso 18 iyo 63 sano kuwaas oo lagu hagaajinayo adeeg qoraal gudbin ah iyo waliba fursadaha baxnaaninta iyo helitaanka lacagta hawlgabka.

Kala hadal xaaladaada khabiirkaaga khaaska ah, shaqaalaha bulshada ama macalinka bulshada. Haddii ay lagama maarmaan noqoto, waxay kuu jiheyn doonaan qiimeynta kartida shaqada iyadoo loo dirayo tixraac gaar ah oo qoraal ah iyadoo lagu gudbinayo ogolaanshahaaga bixinta macluumaadka ku lifaaqan.

Akhri warar dheeraad ah oo ku saabsan qiimeynta kartida shaqo

  • TE-palvelut: Opas TE-toimiston uudelle maahanmuuttaja-asiakkaalle >>
  • TE-palvelut: Suomeen työhön. Opas Suomesta kiinnostuneille työntekijöille ja yrittäjille >>

WARARKA

  • Lacag bixinta biilasha iyo bangiyada khadka sida loo isticmaalo+ barashada isticmaalka adeegyada dhijitaalka ah 09.05.2023
  • Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow 29.07.2021
  • Ku aqriso wargeysyada elektaroonigga ah fadhiga gurigaaga adigoo joogo! 22.04.2020

RSS WARARKA MAGAALADA HÄMEENLINNA

  • Kaupunginvaltuuston kokous 04.09.2026
  • Työllistytkö tänä syksynä? Hämeenlinnan kaupunki palkitsee sinut hyvinvointilahjakortilla! 03.09.2026
  • Hae Hämeenlinnan talvipyöräilyagentiksi ja vaikuta pyöräteiden kunnossapitoon 03.09.2026
  • Muutoksia saostus- ja umpisäiliöiden tyhjennysväleihin 02.09.2026
  • Ukrainan suurlähettiläs Mykhailo Vydoinyk vieraili Hämeenlinnassa 02.09.2026

DHACDOOYINKA

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga
Khariidadda bogga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo