Lacag bixinta biilasha iyo bangiyada khadka sida loo isticmaalo+ barashada isticmaalka adeegyada dhijitaalka ah

Kaalay balan la’aan!
Goobta iyo ciwaanka
Rugta talobixinta ee Kastelli
Wetterhoffinkatu 2, Hämeenlinna.
Adeegga horumarinta la qabsiga, lambarka 2
Wakhtiga
Khamiista saacada 13:00-15:30
Haddii loo baahdo waxaan isticmaalnaa adeegyada turjumaada telefoonka!
Macluumaad dheer kala xiriir agaasimaha isdhexgalka:
tel. 0503617364 / 0407788927
kotoutuminen(at)hameenlinna.fi
Macluumaad ku saabsan adeegyada kale ee la-talinta magaalada Hämeenlinna waxaad ka heli kartaa bogga: Tusaaleyn iyo talosiinta Hämeenlinna (myintegration.fi)

