Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • Kela iyo ka kaalmeynta kirada
          • Heshiiska kooraanka ayo soo gudbinta heshiiska korontada
          • Shirkada guryaha
          • Shirkadda dayactirka
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Xeerarka iyo qawaaniinta guryaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • Haddii qof aad is taqaanaan uu doonayo inuu u soo guuro gurigaagga
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • OpinPa (Opinnollisen kuntoutuksen Paavo-ryhmä)
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta waayeelka
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • Waxbarashadda diyaarinta, luuqadda 2aad ee Af-fiinishka iyo Diinta
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Dhibaatooyinka dhaqaale
        • Kaalmooyinka Kelada
        • shaqala’aan
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Waa maxey qoys?

  • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
  • Maamulka finland
  • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
  • Sinnaanta
  • Isku qiimo ahaanshaha
  • Qoyska 
    • Waa maxey qoys?
    • Wada deganaansho
    • Guurka
    • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
    • Caruurta
    • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
    • Badbaadadda carruurta
    • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
  • Cimilada finland
  • Xafladaha ciidda ee finnishka
  • Hab-dhaqanka finnishka
  • Dhaqanka finnishka ee cuntada
  • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey
/ Nolol Maalmeedka Dalka Finland / Qoyska  / Waa maxey qoys?

Waa maxey qoys?

  • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
  • Maamulka finland
  • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
  • Sinnaanta
  • Isku qiimo ahaanshaha
  • Qoyska 
    • Waa maxey qoys?
    • Wada deganaansho
    • Guurka
    • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
    • Caruurta
    • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
    • Badbaadadda carruurta
    • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
  • Cimilada finland
  • Xafladaha ciidda ee finnishka
  • Hab-dhaqanka finnishka
  • Dhaqanka finnishka ee cuntada
  • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Waa maxey qoys?

Dalka Finland qoys waxaa noqonaya

  • labada is qabta
  • labo wada daganaan ku wada nool
  • Ilmo aan guursan oo ka yar 18 sano ama caruur iyo qofka mas’uul ka ah oo degen Finland ama labada qof oo mas’uul ka ah

Dalka Finland macnaha qoysku wuu kooban yahay marka loo eego wadamada kale. Finland qoys waxaa loo arkaa sida badan waalidka iyo caruurta. Tusaale ahaan haddii ayeeyada, awoowaha iyo waalidiinta caruurtu ay hal guri wada dagan yihiin, sida rasmiga ah waxaa qoyska uga mid ah waalidiinta iyo caruurta oo kaliya. Ayeeyada iyo awoowuhu si gooni ah ayey qoys u noqonayaan.

Qoysku wuxuu lahaan karaa carruur, ama lammaane aan carrur lahayn ayaa noqon kara qoys. Dadka waaweyn ee qoysku waxay noqon karaan kuwo kala jinsi ah ama isku jinsi ah. Qoys waxaa sidoo kale noqonaya hooyada ama aabaha oo kali ah iyo mas’uulka ka ah cunugeeda/cunugiisa.

Qoys cusub waa lamaane ay la deggan yihiin hal cunug ama wax ka badan oo lamaanaha guurkiisi/guurkeedi hore ka dhashay. Waxaa intaas dheer in qoyska cusub ay ku jiri karaan carruur ay lamaanuhu isu dhaleen.

Haddii lagu furay, adigoo aan fasax ka qaadan lamaanahaadi hore ayaad guur cusub geli kartaa. Sida uu sharciga Finland qabo, laamanahaadi hore ugama baahnid fasax aad guur cusub ku gasho, haddii xittaa ay carruur idinka ka dhexeyso adiga iyo lamaanahaadi hore.

 

Qoysaska qaanso-roobeedka 

Qoysaska qaanso-roobeedku waa qoysaska waalidiinta qaniiska, qaniisadda iyo labeebka iyo carruurtooda. Kuwaan waa tusaale ahaan qoysaska lamaanaha ragga ah iyo lamaanaha dumarka ah iyo weliba qoysaska leh wax labo waalid ka badan.

Haddii lamaane isku jinsi ah ay isqabaan waxey xaq u leeyihiin in ay korsadaan cunug ama in ay sameeyaan korsasho qoyska dhexdiisa ah. Korsashada qoyska dhexdiisa ah waxaa loola jeedaa in lamaanahu uu korsanayo cunugga lamaanaha kale islamarkaasna uu noqonayo waalidka labaad ee cunugga oo rasmi ah. Dalka Finland cunuggu wuxuu lahaan karaa oo kaliya ugu badnaan labo waalid oo sharci ah.

Haddii aad qorsheyneyso korsasho qoyska dhexdiisa ah, la xiriir xafiiska sooshaalka ee degmadaada.

Sateenkaariperheet ry waa hay’ad taageerta, la talisa howlana u dyaarisa qoysaska jeegaanta (sateenkaariperheille). Warbixintoodana halkan ayaad ka heleysaa.

 

Waajibaadka bixinta lacagta korinta caruurta 

Sida uu qabo sharciga Finnishku waalidiinta waxaa waajib ku ah inay dhaqaale ahaan ka maareeyaan nolosha caruurtooda aan qaangaarin iyo labada is-qabta midba, midka kale. Waajibaadka ka taxadarida nolosha xubnaha qoyska kuma jiraan qaraabada kale, tusaale ahaan walaalaha qaan gaarka ah ama ayeeyada iyo awoowaha. Dalaka Finland looma haysto in dadka caadiga ah inay dhaqaale ahaan maareeyaan nolosha qaraabadooda dhaqaale ahaan liita. Cawinaadu waxay ka imaanaysaa bulshada sida xagga lacagaha badbaada bulshada.

 

Dadka guriga ku wada nool ama dheriwadaaga ah 

Dadka si rasmi ah hal guri u wada degen waxay ka mid yihiin dadka dheriwadaaga ah.

Wixii warbixin dheeraad ah ee la xidhiidha mawduuca inta isku dhaqaalaha ah (dhariga ah) halkan ayaad ka heleysaa.

 

Xigasho: InfoFinland

WARARKA

  • Lacag bixinta biilasha iyo bangiyada khadka sida loo isticmaalo+ barashada isticmaalka adeegyada dhijitaalka ah 09.05.2023
  • Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow 29.07.2021
  • Ku aqriso wargeysyada elektaroonigga ah fadhiga gurigaaga adigoo joogo! 22.04.2020

RSS WARARKA MAGAALADA HÄMEENLINNA

  • Kaupunginvaltuuston kokous 04.09.2026
  • Työllistytkö tänä syksynä? Hämeenlinnan kaupunki palkitsee sinut hyvinvointilahjakortilla! 03.09.2026
  • Hae Hämeenlinnan talvipyöräilyagentiksi ja vaikuta pyöräteiden kunnossapitoon 03.09.2026
  • Muutoksia saostus- ja umpisäiliöiden tyhjennysväleihin 02.09.2026
  • Ukrainan suurlähettiläs Mykhailo Vydoinyk vieraili Hämeenlinnassa 02.09.2026

DHACDOOYINKA

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga
Khariidadda bogga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo