Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • Kela iyo ka kaalmeynta kirada
          • Heshiiska kooraanka ayo soo gudbinta heshiiska korontada
          • Shirkada guryaha
          • Shirkadda dayactirka
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Xeerarka iyo qawaaniinta guryaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • Haddii qof aad is taqaanaan uu doonayo inuu u soo guuro gurigaagga
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • OpinPa (Opinnollisen kuntoutuksen Paavo-ryhmä)
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta waayeelka
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • Waxbarashadda diyaarinta, luuqadda 2aad ee Af-fiinishka iyo Diinta
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Dhibaatooyinka dhaqaale
        • Kaalmooyinka Kelada
        • shaqala’aan
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga

  • Iskuuladda dal la qabsiga
  • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
  • Kooxda ee Kumppanuustalo
  • OpinPa (Opinnollisen kuntoutuksen Paavo-ryhmä)
  • Qaybta habka isku-dhex-gelinta waayeelka
  • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
  • Iskaa u barashada luqada finnishka
  • tijaabada derajada luqadda (YKI)
/ Barashada luqada finnishka / Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga

Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga

  • Iskuuladda dal la qabsiga
  • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
  • Kooxda ee Kumppanuustalo
  • OpinPa (Opinnollisen kuntoutuksen Paavo-ryhmä)
  • Qaybta habka isku-dhex-gelinta waayeelka
  • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
  • Iskaa u barashada luqada finnishka
  • tijaabada derajada luqadda (YKI)
naiset ja lapset istuvat

Jadwalka qaybta is dhexgalka haweenka guriga/ hooyooyinka guriga waa taxane akhris oo ay ku jiraan kooxaha loogu talagalay hooyooyinka waddanka u soo guurey. Waxaad ka qaybqaadan kartaa, tusaale ahaan, casharrada luqadda Finnishka, fasallada bulshada ee la turjumay iyo naadiyada qoyska, halkaas oo aad kula kulmi karto hooyooyin kale, waqti fiicanna ku qaadan karto oo aad ka maqashid adeegyada qoyska ee Finland. 

Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga .pdf (myintegration.fi)

AAN WADA AKHRISANO LUQADDA FINNISHKA (LUETAAN YHDESSÄ) 

Barashada luqada finishka ee hooyooyinka  

Isniinta iyo arbcada saacada. 10-12 

Kumppanuustalo, ciwaanka: Kirjastokatu 1. Qolka 205. 

Qolka daryeelka ilmaha 109 (7-da carruur ee ugu horreeya waxay ku biiri karaan siday u kala horreeyaan) 

KOOXDA HOOYOOYINKA (PAAVO) 

 Baro bulshada Finnishka ah adiga oo dhageysanaya soo booqdeyaal badan oo khabiiro ah oo ka hadlaya mawduucyada xiisaha u leh qoysaska. Kulamada waa la fasiraa. 

 Isniinta saacada. 13-15 

Kumppanuustalo, ciwaanka: Kirjastokatu 1. Qolka 205. 

Xanaanada caruurta Qolka. 109 

 Waydii boosaska banaan: Eevaleena Taala, tel. 050 525 9183, eevaleena.taala@hameenlinna.fi 

KOOXDA QOYSKA  

Waxa uu bilaabmayaa: 19.1.2023 

Khamiista saacada 13-15 ciwaanka.  ARXilla (Viipurintie 4). 

 Kooxda qoyska waxaa loogu talagalay dhammaan dadka cusub ee waddanka usoo guuray qof kastana wuu ku biiri karaa. Kooxda waxay kulmaan Khamiista 13:00 ilaa 15:00 ARX. Cinwaanku waa Viipurintie 4. Kooxda, waxaan ku baraneynaa mowduucyo kala duwan oo la xiriira carruurta iyo barbaarinta. Ogow mawduucyadu way isbedeli karaan. 

 Naadigu wuxuu qabanqaabiyaa adeegyada dhiirrigelinta isdhexgalka iyo Xarunta Dhaqanka ARX. Macalimiin iyo turjubaano Turki, Carabi iyo Soomaali ah ayaa jooga naadiga. Khubaro ka kala socota meelo kala duwan ayaa soo booqda naadiga. Khubarada waxaa ka mid ah, tusaale ahaan, qof taageera naasnuujinta iyo kalkaalisada la-taliye. Si wada jir ah ayaannu u wada hadalnaa, u cabnaa qaxwo sidoo kale la dheelaynaa  carruurta. Soo dhawoow! 

 Macluumaad dheeraada: Emma Nurmi-Matongo, Tel. 040 084 4901 emma.nurmi-matongo@hameenlinna.fi 

HEEGAANKA LA TALIYAHA ARRIMAHA QOYSKA  

 Iskuduwaha la taliyaha arrimaha qoyska, Emma Nurmi-Matongo. Adeegyada Isdhexgalka ee Hämeenlinna, waxay ka caawisaa arrimaha qoyska sida buuxinta codsiyada iyo foomamka ama isticmaalka adeegyada Wilma ama Päikyn. 

 Talaadada Saacda 13-16 

Kastelli, ciwaanka Wetterhoffinkatu 2 

 Emma Nurmi-Matongo, Tel. 040 084 4901 emma.nurmi-matongo@hameenlinna.fi 

MAMA’S CAFE 

 Meel kulan oo u furan qoyska oo dhan oo ku taal Hämeenlinna. Nasashada nolol maalmeedka, wadajirka, sinnaanta. 

 Jimcaha saacada 9.30-12.30 

Kumppanuustalo, ciwaanka. Kirjastokatu 1. Qolka 109 

 Macluumaad dheeraada: Jenni Tokpanou, Tel. 050 374 2433 jenni.tokpanou@hameensetlementti.fi 

WARARKA

  • Lacag bixinta biilasha iyo bangiyada khadka sida loo isticmaalo+ barashada isticmaalka adeegyada dhijitaalka ah 09.05.2023
  • Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow 29.07.2021
  • Ku aqriso wargeysyada elektaroonigga ah fadhiga gurigaaga adigoo joogo! 22.04.2020

RSS WARARKA MAGAALADA HÄMEENLINNA

  • Kaupunginvaltuuston kokous 04.09.2026
  • Työllistytkö tänä syksynä? Hämeenlinnan kaupunki palkitsee sinut hyvinvointilahjakortilla! 03.09.2026
  • Hae Hämeenlinnan talvipyöräilyagentiksi ja vaikuta pyöräteiden kunnossapitoon 03.09.2026
  • Muutoksia saostus- ja umpisäiliöiden tyhjennysväleihin 02.09.2026
  • Ukrainan suurlähettiläs Mykhailo Vydoinyk vieraili Hämeenlinnassa 02.09.2026

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga
Khariidadda bogga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo