Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • Kela iyo ka kaalmeynta kirada
          • Heshiiska kooraanka ayo soo gudbinta heshiiska korontada
          • Shirkada guryaha
          • Shirkadda dayactirka
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Xeerarka iyo qawaaniinta guryaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • Haddii qof aad is taqaanaan uu doonayo inuu u soo guuro gurigaagga
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • OpinPa (Opinnollisen kuntoutuksen Paavo-ryhmä)
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta waayeelka
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • Waxbarashadda diyaarinta, luuqadda 2aad ee Af-fiinishka iyo Diinta
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Dhibaatooyinka dhaqaale
        • Kaalmooyinka Kelada
        • shaqala’aan
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Dhaqanka finnishka ee cuntada

  • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
  • Maamulka finland
  • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
  • Sinnaanta
  • Isku qiimo ahaanshaha
  • Qoyska 
  • Cimilada finland
  • Xafladaha ciidda ee finnishka
  • Hab-dhaqanka finnishka
  • Dhaqanka finnishka ee cuntada
  • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey
/ Nolol Maalmeedka Dalka Finland / Dhaqanka finnishka ee cuntada

Dhaqanka finnishka ee cuntada

  • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
  • Maamulka finland
  • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
  • Sinnaanta
  • Isku qiimo ahaanshaha
  • Qoyska 
  • Cimilada finland
  • Xafladaha ciidda ee finnishka
  • Hab-dhaqanka finnishka
  • Dhaqanka finnishka ee cuntada
  • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

 

Finnishku waxey cunaan cuntooyinka lagu yaqaan Yurubiyiinta, taas oo ah inta badan hilib, kalluun, baradho, bariis ama baasto. Cunista cuntooyinka khudaarta ah waxey noqotay mid la jecel yahay. Waa iska caadi in la cuno labo cunto oo kulul, qado iyo casho. Dadka waaweyn xittaa Finland waxey inta badan ka cabaan caanaha.

Qadada waxaa Finland laga cunaa waqti ka horeeya waqtiyada wadamo kale laga cuno. Goobaha shaqada iyo dugsiyada qadadu waa inta badan 11-12. Waqtiga cashada ee caamka ah waa qiyaas ahaan shanta galabnimo.

Finland waxaa inta badan sare loo qaadaa caafimaadka cuntada. Waxyaabaha ay ka midka yihiin rootiga madow iyo mushaariyooyin kala duduwan waxey qeyb muhiim ah ka yihiin dhaqanka cuntada Finnishka. Tusaale ahaan Lapland waxaa laga cunaa hilibka deerada, halka dhulka xeebahana laga cuno kalluun. Dhinaca kale dhaqanka cuntadu wuu isbeddelaa. Tusaale ahaan baastada Talyaaniga iyo dhaqanka cuntada Aasiyaanku waxey ka muuqdaan Finland.

Xannaano-maalmeedyada iyo dugsiyada waxaa carruurta iyo dhallinyarada laga siiyaa cunto. Dhammaantood cuntada dugsigu waa u lacag la’aan, mana loo baahna in cunto loo soo qaato dugsiga.

Finland waxaa laga cabaa kafee badan. Tusaale ahaan xafladaha ku dhowaad markasta waxaa laga bixiyaa kafee. Shirarka goobta shaqada waxaa inta badan lagu cabaa kafee.

Finland cabitaanada aalkoladu waa qaali, gadashadooda waxaa lagu xiray da’ dadka dhallinyarada ah dartood. Dukaanka cuntada waxaa laga iibsan karaa oo kaliya cabitaanada aan cusleyn. Cabitaanada aalkolada ee culus waxaa laga gataa dukaamada Alko ee ay dowladdu u dejisay. Wadista baabuurka iyadoo khamri la cabsan yahay waxaa macmnuucaya sharciga, waxaana ka dhalan kara ciqaab daran.

Wax ka cunista maqaayadaha Finland mid inta badan ka qaalisan wadamo kale oo badan. Cabitaanada aalkolada xittaa waa ka qaali maqaayadaha. Lacagta cabitaanka looma baahna in laga tago ama siiyo, haddii aan la dooneyn in loo dhiibto mahadcelin gaar ah oo ka dhalatay adeeg wanaagsan.

 

Xigasho: InfoFinland

  • Ruokatietoyhdistys ry: Tietoa suomalaisesta ruokakulttuurista >>
  • Arla.fi: Suomalainen perinneruoka >>

WARARKA

  • Lacag bixinta biilasha iyo bangiyada khadka sida loo isticmaalo+ barashada isticmaalka adeegyada dhijitaalka ah 09.05.2023
  • Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow 29.07.2021
  • Ku aqriso wargeysyada elektaroonigga ah fadhiga gurigaaga adigoo joogo! 22.04.2020

RSS WARARKA MAGAALADA HÄMEENLINNA

  • Kaupunginvaltuuston kokous 04.09.2026
  • Työllistytkö tänä syksynä? Hämeenlinnan kaupunki palkitsee sinut hyvinvointilahjakortilla! 03.09.2026
  • Hae Hämeenlinnan talvipyöräilyagentiksi ja vaikuta pyöräteiden kunnossapitoon 03.09.2026
  • Muutoksia saostus- ja umpisäiliöiden tyhjennysväleihin 02.09.2026
  • Ukrainan suurlähettiläs Mykhailo Vydoinyk vieraili Hämeenlinnassa 02.09.2026

DHACDOOYINKA

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga
Khariidadda bogga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo