Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • Kela iyo ka kaalmeynta kirada
          • Heshiiska kooraanka ayo soo gudbinta heshiiska korontada
          • Shirkada guryaha
          • Shirkadda dayactirka
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Xeerarka iyo qawaaniinta guryaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • Haddii qof aad is taqaanaan uu doonayo inuu u soo guuro gurigaagga
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • OpinPa (Opinnollisen kuntoutuksen Paavo-ryhmä)
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta waayeelka
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • Waxbarashadda diyaarinta, luuqadda 2aad ee Af-fiinishka iyo Diinta
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Dhibaatooyinka dhaqaale
        • Kaalmooyinka Kelada
        • shaqala’aan
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Waxbarasho xirfadeed

  • Barbaarin-horaadka
  • Waxbarasho-horaadka
  • Gaadiidka iskuuladda
  • Waxbarashadda aasaasiga ah
  • Adeegyadda dhalinyaradda
  • Dugsiga sare
  • Waxbarasho xirfadeed
  • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
/ Waxbarashada / Waxbarasho xirfadeed

Waxbarasho xirfadeed

  • Barbaarin-horaadka
  • Waxbarasho-horaadka
  • Gaadiidka iskuuladda
  • Waxbarashadda aasaasiga ah
  • Adeegyadda dhalinyaradda
  • Dugsiga sare
  • Waxbarasho xirfadeed
  • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
ardayda

Haddii kooras xirfad-diyaarin ah aad gasho oo kadibna xirfadda diyaariso, toos ayaad u shaqo tagi kartaa ama iskuul heer jaamacadda maxadka sare ah ayaad geli kartaa.

Gelitaanka iskuulaadka maxadka hoose dalab gooni ah ayuu leeyahay. Isku meel ayaad iskuulo badan ka wada dalban kartaa. Sannadkiiba laba mar ayaa iskuulaadkaa la dalbadaa. iskuulaadka bilaabmaya bilaha 8aad iyo 9aad waxa la sii dalbadaa sannadka bilihiisa hore ee gugga. Kuwa bilaabmaya bisha 1aad waxa la sii dalbadaa bilaha 8aad iyo 9aad. Haddii aanad haysanin shahaadadda dugsiga hoose dalabkeedu wakhti kasta waad dalban kartaa.

Iskuulo badan ayaa leh dalab furan oo mar walba ah oo loogu talogalay dadka iskuulo ka qabyo yihiin ama shaqeeya oo shaqadda ku soo bartay aqoomo badan oo iskuulka looga baahan yahay.

WAXBARASHADDA DIYAARINTA AH

Iskuulka diyaarinta ee TUVA: Iskuulka diyaarinta xirfadda shahaadadda leh ee TUVA waxaad ku baranaysaa xirfado kala duwan oo waxaad iskuulkaa ku fahmaysaa xirfadda aad xiisaynayso in aad baratid ee kadibna aad rabtid in aad ku shaqaysatid.

Tavastia: Iskuulka xirfad-diyaarinta ee TUVA ee ajaanabiga ee 

Kiipula: Waxbarashada shahaadada ee diyaarinta ah TUVA

 

Iskuulka xirfadda ee tavastia

Iskuulka xirfad-diyaarinta ee Tavastia waxaad ka diyaarin kartaa sida, shahaadadda dugsiga hoose, shahaadadda xirfadda ama shahaado gaara ah oo xirfad ah.

xirfad-instituushinka HÄME (HAMI)

Xirfad-instituushinka Häme Waxaad ka baran kartaa sida, xirfadaha hoose, xirfadaha sare ama xirfad-shahaadeed gaar ah.

Waxaad baran kartaa waxbarashadda beero-waxsoosaarka ee loo yaqaan Musti, waxaad baran kartaa waxbarashada geedaha ee Evolla, waxbarashada caano soo saarka ama waxbarashadda hilibka ee Sairio iyo waxbarashadda beero-qurxinta ee Lepaalla iyo Macalin baraha gaadiidka ama iskuulka qaabka wax loo maamulo ee Hämeenlinna.

HYRIA

Hyria waxaad ka baran kartaa sida, xirfadaha aasaasiga ah, xirfad-shaqo ama xirfad gaara oo shaqo. Hyria waxa sidoo kale laga baran karaa xirfado kale oo kala duwan oo lagu takhasuusi karo.  Waxaad sidoo kale goobtaa ka qaadan kartaa shahaadooyin kale oo takhasus ah. Boggan ka eeg waxbarashadda iskuulka Hyria . (tusaale ahaan. kaarka hayjiinka ama nadafadda iyo kaarka ammaanka shaqadda).

iskuulka xirfadda ee KIIPULA

Iskuulka xirfadda ee Kiipula Waxaad ka baran kartaa sida, xirfadaha aasaasiga ah, xirfad-shaqo ama xirfad gaara oo shaqo. Iskuulka Kiipula wuxuu sidoo kale diyaariyaa dhamaystiridda waxbarashadda kala dhiman oo xirfado kala duwan leh.

Maadooyinka lagu qaato – Kiipula

iskuulka heshiiska shaqadda

Shaqo bixiya waxaad kula heshiin kartaa in adiga oo shaqaynaya aad wax barato oo waxaad baran kartaa xirfadaha hoose, xirfadaha sare ama xirfad-iskuul oo gaara. Iskuulka aad shaqadda kala heshiisay macnaheedu waa adiga oo shaqaynayaa ayaad isla markaasna wax baranaysaa oo goobta shaqadana baragtig ahaan ayaad wax u barnanaysaa iskuulkana waxaad ku baranaysaa qaybaha kale ee baxbarashadda. Heshiiska waxbarasho ee dhanka shaqada waxa samayn kara dad d’a yar iyo dad d’a waynba.


 

Opintopolku – Oppisopimus

TE-Palvelut – Oppisopimuskoulutus

Ammattiopisto Tavastia – Oppisopimuksella ammattiin

Opintopolku – Waxbarasho xirfadeed

Opintopolku – Hakuaikataulut

Kela – Opiskelijan etuudet

Kela – Pikaopas opiskelijalle

TE-palvelut – Ammatinvalinta koulutus

TE-palvelut – Koulutusneuvonta

WARARKA

  • Lacag bixinta biilasha iyo bangiyada khadka sida loo isticmaalo+ barashada isticmaalka adeegyada dhijitaalka ah 09.05.2023
  • Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow 29.07.2021
  • Ku aqriso wargeysyada elektaroonigga ah fadhiga gurigaaga adigoo joogo! 22.04.2020

RSS WARARKA MAGAALADA HÄMEENLINNA

  • Kaupunginvaltuuston kokous 04.09.2026
  • Työllistytkö tänä syksynä? Hämeenlinnan kaupunki palkitsee sinut hyvinvointilahjakortilla! 03.09.2026
  • Hae Hämeenlinnan talvipyöräilyagentiksi ja vaikuta pyöräteiden kunnossapitoon 03.09.2026
  • Muutoksia saostus- ja umpisäiliöiden tyhjennysväleihin 02.09.2026
  • Ukrainan suurlähettiläs Mykhailo Vydoinyk vieraili Hämeenlinnassa 02.09.2026

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga
Khariidadda bogga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo