Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • Kela iyo ka kaalmeynta kirada
          • Heshiiska kooraanka ayo soo gudbinta heshiiska korontada
          • Shirkada guryaha
          • Shirkadda dayactirka
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Xeerarka iyo qawaaniinta guryaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • Haddii qof aad is taqaanaan uu doonayo inuu u soo guuro gurigaagga
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • OpinPa (Opinnollisen kuntoutuksen Paavo-ryhmä)
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta waayeelka
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • Waxbarashadda diyaarinta, luuqadda 2aad ee Af-fiinishka iyo Diinta
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Dhibaatooyinka dhaqaale
        • Kaalmooyinka Kelada
        • shaqala’aan
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Haddii qof aad is taqaanaan uu doonayo inuu u soo guuro gurigaagga

/ DEEGAANKA / Isbedelka deganaanshaha / Haddii qof aad is taqaanaan uu doonayo inuu u soo guuro gurigaagga

Haddii qof aad is taqaanaan uu doonayo inuu u soo guuro gurigaagga

  • DEEGAANKA
    • Markaad u guureysid gurigaaga
    • Ku noolow hoygaaga
    • Isbedelka deganaanshaha
      • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
      • Haddii qof aad is taqaanaan uu doonayo inuu u soo guuro gurigaagga
    • Kala soocsoocida qashinka
man and woman at the door of their home

Gurigaaga marti waad ku casuumi kartaa muddo yar oo koobana wey kula seexan karaan. Tusaale ahaan qaraabadaada ama asxaabtaadu wakhti wey kula qaadan karaan xilligga fasaxyada.

Haddii ay dad si joogto ah ugu soo guuraan gurigaagga, ka codso in ay kiro bixiyaan, dadka gurigaagga u soo guuraa kiradaada ayey hoos imanayaan. Intaanad gurigga soo dejinin kala xaajood dadka kula soo degaya gurigga qofka iska leh (kan adiga kaa kireeyey) iyo shirkadda guryahaba. Dhammaan guryaha oo dhan looma ogolaado in lagula soo dego. Waxaa dhici karta in gurigga lagaa saaro, haddii aad qof soo dejisid adigoonan ogolaansho u haysanin. Haddii aad dad soo dejin karto gurigaaga, u wargeli shairkadda guryaha iyo Keladaba. Ka sameyso kelada codsi cusub oo kaalmadda kirada ah, kaaso o aad ku sheegeysid qofka cusub ee gurigga kula soo dagay. Haddii aad xaaladda kelada ogeysiin weydo laguma siinayo kaalmadda kirada. Gurigga waa lagaa saari karaa, haddii ogolaansho la’aan aad gurigga qof kale soo gelisid.

Markuu gurigaagga uu u soo guuro qof kale, biilka biyuhu wuu kacayaa.

Kela

Rauhankatu 1
Hämeenlinna
Puhelin 020 692 202
Asumisen tuet: maanantai, tiistai, keskiviikko,
torstai ja perjantai kello 8:00 – 16:00

  • Muuttajan muistilista >>
  • Muuttosiivous >>
  • Asumisen selkokielinen opas >>

WARARKA

  • Lacag bixinta biilasha iyo bangiyada khadka sida loo isticmaalo+ barashada isticmaalka adeegyada dhijitaalka ah 09.05.2023
  • Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow 29.07.2021
  • Ku aqriso wargeysyada elektaroonigga ah fadhiga gurigaaga adigoo joogo! 22.04.2020

RSS WARARKA MAGAALADA HÄMEENLINNA

  • Kaupunginvaltuuston kokous 04.09.2026
  • Työllistytkö tänä syksynä? Hämeenlinnan kaupunki palkitsee sinut hyvinvointilahjakortilla! 03.09.2026
  • Hae Hämeenlinnan talvipyöräilyagentiksi ja vaikuta pyöräteiden kunnossapitoon 03.09.2026
  • Muutoksia saostus- ja umpisäiliöiden tyhjennysväleihin 02.09.2026
  • Ukrainan suurlähettiläs Mykhailo Vydoinyk vieraili Hämeenlinnassa 02.09.2026

DHACDOOYINKA

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga
Khariidadda bogga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo